Our Courses
Full Crypto Course
Baro Crypto market Billow ilaa dhammaad. Full Crypto Course waxaad ku baran doontaa siyaabaha kala duwan ee looga shaqeysto suuqa Investment iyo Trading. Marka 1aad wax baran doontaa Basic of crypto ka dib dib advanved of Crypto
Trading Course
Trading Course waa Qeybta aad ku baraneysi sida faa’ido maalinle ah looga sameeyo suuqa waxaad baran Doontaa Technical Analysis adigoo awoodi doono inaad Trade gareyso suuqa. Fg: Waad nala Trade-gareyn Suuqa inta aad Barashada ku jirto
Basic & Advanced Course
waa Course aad ku baraneyso Fahamka Aas-Aaska iyo Dhexdhexaadka Suuqa Waxaad ku baran doontaa wax walbo oo la xariiro maalgashiga iyo Basic suuqa waxaana loogu talo galay Course-kaan Qofka dhexdhexaadka ah iyo qofka billowga ah
Connect with Us
Mexc Exchange
Halkaan Ka Furo account-kaaga maanta oo ka faa’iidayso fursadaha ugu fiican ee Crypto Trading! 🔹 In ka badan 10,000 pairs 🔹 Interface fudud & ammaan ah 🔹 Fursado badan oo Trading & Investment ah.
Open Account OR WATCH THIS VIDEO
Join Our Telegram
Kusoo Biir Telegram ay ku jiraan in ka badan 10,000 Traders Si aad u hesho xogaha Suuqa..
Join Our Group
market analysis
kala soco Falanqeynata Suuqa asbuuclaha ah & Coins_ka Fursadaha leh kala soco YouTube .
YouTubeWhat students said!?
Ustaad wax badan ayaan kaa faa'iday maalinkii aan course_ka iibsaday waxaan ku jiray qasaaro $100 iyo dheeraad, maanta Alhamdulliah